Madaxweyne Qoor Qoor oo kulamo kawada magaalada Muqdisho (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo maalmahan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa howgiisa casuumad ugu sameeyay siyaasiyiin, waxgarad iyo ganacsato kasoo jeeda deegaanada Galmudug. Madaxweyne Qoor Qoor ayaana siyaasiyiinta ,waxgaradka iyo ganacsatada kasoo jeeda deegaanada Galmudug kala hadlay arimo badan ay ugu muhiim san tahay horumarka maamulkiisa ku talaabsaday iyo sida … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo kulamo kawada magaalada Muqdisho (Daawo Sawirro)